WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Baashe Cali Jamac oo weerar ku qaaday Muuse Biixi“Muuse Biixi dagaal ayuu Doortay “Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland-Video

Baashe Cali Jaamac oo Horey uga soo noqday Wasiirka Biyahah Maamulka Somaliland, oo Warbaahinta maanta kula hadlay Hargeisa ayaa Weerar ku Qaaday Muuse Biixi iyo Xukuumadiisa, Wuxuuna  ka hadlay arimo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Wadahadalkii Khaatumo iyo Kuwii ka horeeyay Muhiim ayay Ahaayeen, Balse  Sida ka muuqata Xukuumadda Cusub  waa mid ka maarantay Heshiiskii Nabadda, Hadana ka Doortay Colaad iyo dagaal,  oo waad aragtaan Duulaanka Tukaraq “ Ayuu yidhi Baashe.

SOMALI NEWS

To Top