Home » February 28th, 2018 Entries posted on “February, 2018”

Daawo- Fadeexad baahsan oo Dul hoganaysa Warbaahinta maamulka Somaliland-Video

Fadeexad ayaa Hadhaysay Warbaahinta ku Hadasha Afka Maamulka Somaliland Waxaana Maanta Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Maamulka Somaliland Sheegay in Qalab La aan Baahsani ka jirto Xarunta Tv-ga Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hadalkan kasoo Baxay Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland ayaa Ceeb iyo Fadeexad ku ah Maamulka Tv-ga Somaliland Waxaana in Badan Musuqmaasuq Lagu eedeeynayey […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa shir ku qabtay kana hadlay xaalad kacsanaan ah oo ka taagan Somaliland-Video

Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Mucaaradka ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabo  ayaa Maanta Shir ku Qabtay Magaalada Hargaysa Waxay ka Hadleen Arrinta Golayaasha Deegaanka oo Shaqadooda Muran ka Taagan Yahay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maamulka Somaliland Waxaa Hada ka Soconaya oo ay Wadaan Xisbiyada Mucaaradka Somaliland in Lala Xisaabtamo Golayaasha Deegaanada Somaliland […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Wasiirka Maaliyadda mar kale ka hadlay qaabka iyo ujeedka loogu soo rogay Canshuurnta loogu soo rogay Ganacsatada Gobalka Banaadir-Video

Wasiirka Maaliyada Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Maanta Markale Ka Hadlay Arrinta Muranku ka Taagan yahay ee Cashuuraha Lagu Soo Rogay Ganacsatada Gobolka Banaadir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka ayaa Sheegay in Wax ay Wasaaradu  Wado ay Tahay Arrin Sharci ah oo Laga Doonayo Ganacsatadu inay u Hogaansamaan.

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Nin doonayey in uu dillo Gabadh Soomaaliyeed oo Maxakamad lasoo taagay-Akhrso

Maxkamad kutaala magaalada Leicester City ee Dalka Ingiriiska ayaa la horgeeyay nin cunsuri ah oo lagu eedeeyay in uu damacsanaa dilka Gabar Soomaaliyeed oo mareysay wado magaaladaasi kutaala. Booliiska ayaa xiray ninkan Cunsuriga oo magaciisa lagu sheegay Moore kadib markii gaari uu watay uu ku weeraray Seynab Xuseen oo ah Gabar Soomaali ah sidoo kale xijaabneyd xiliga […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Wada xaajoodkii u dhaxeeyay Ganacsatada Gobalka Banaadir iyo Wasaaradda Maaliyadda oo bur buray,maxaa dhacay-Akhriso

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu bur buray wada xaajoodkii u dhaxeeyay iyaga iyo Wasaaradda Maaliyadda ee la xiriira muranka ku saabsan canshuuraha lagu kordhiyay ganacsatada. Cali Dhoore Xasan oo ah Guddoomyaha Guddiga Wada xaajoodka ee Ganacsatada ayaa sheegay in maalmo ka hor uu bur buray wada hadalkaas, isla markaana mas’uul ka tahay burburka wada […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab iyo Howlgalka oo-Video

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Socdaalka Xaaf ee Dhuusamareeb ayaa ah kii labaad, tan iyo markii Galmudug iyo Ahlusuna midoobeen, iyadoo bishii hore isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ay isla tageen oo ahaa safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee Gobolada dalka. HALKAN KA […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxda AMISOM oo raali galin ka bixiyey Askari ka tirsan Ciidamadda NISA oo ay dhawaan ku dileen Muqdisho-Video

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa raali gelin ka bixiyey dhacdadii 23kii bishan ka dhacday isgooyska KM4 ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay is rasaaseyn ku dhex martay ciidamada Nabadsugidda Qaranka iyo kolanyo uu saarnaa Taliye ka tirsan Ciidamada AMISOM. Madeira waxa uu sheegay in Taliska AMISOM ay gar-waaq sanyihiin xanuunka ay leedahay […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muqdisho Gabadh raadinaysa Hooyadeed oo Beesha Dhulbahante u dhalatay & Warar sheegaya inay heshay-Video

Ifraax Maxamuud Maxamed Siyaad waa Gabadh Soomaaliyeed  oo sheegtay inay u dhalatay  Beesha Abgaal / Warsan geli,  Kuna Nool magaalada Muqdisho Waxayna Raadinaysaa Hooyadeed oo ka Maqan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay ku sheegtay magaca Hooyadeed  Xaawo Aadan Haaruun, oo ay kala Maqan yihiin ilaa Sanadii 1995-tii, Iyadoo maqashay inay ku nooshahay Beled-xaawo, Waxayna sheegtay inay […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ra,iisul Wasaare Khayre oo imaaraadka kala hadlay in aysan Taageerin Mucaaradka,Dekedda Berbera iyo Boosaaso-Video

Mudane Xasan Cali kheyre ayaa Booqsho labo maalin ah halkaasi ugu bilaabatay, isagoo inta uu joogo wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kulamo la qaadan doono Madaxda Dalkaasi. Ra’iisul Wasaaraha waxaa socdaalkiisa ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibadda H.E. Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Amniga Qaranka H.E. Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaanno iyo Xubno kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweyne Donald Trump oo qaaday Talaabo Dad badan la yaabeen kadib markii uu qaatay go,aan-Video

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabay ololihiisa doorashada sanadka 2020-ka, isagoo magacaabay agaasimaha doorashadiisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Brad Parscale oo horey uga tirsanaa shirkadda Trump, hawlo badana ka qabtay ololihiisii 2016-kii ayaa loo magacaabay agaasimaha ololaha doorashada Trump ee 2020-ka. Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee xilka haya oo 3 sano ka hor […]

February 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...