WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa shir ku qabtay kana hadlay xaalad kacsanaan ah oo ka taagan Somaliland-Video

Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Mucaaradka ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabo  ayaa Maanta Shir ku Qabtay Magaalada Hargaysa Waxay ka Hadleen Arrinta Golayaasha Deegaanka oo Shaqadooda Muran ka Taagan Yahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maamulka Somaliland Waxaa Hada ka Soconaya oo ay Wadaan Xisbiyada Mucaaradka Somaliland in Lala Xisaabtamo Golayaasha Deegaanada Somaliland Kuwaas oo Hada Fadhiid ah.

SOMALI NEWS

To Top