WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ra,iisul Wasaare Khayre oo imaaraadka kala hadlay in aysan Taageerin Mucaaradka,Dekedda Berbera iyo Boosaaso-Video

Mudane Xasan Cali kheyre ayaa Booqsho labo maalin ah halkaasi ugu bilaabatay, isagoo inta uu joogo wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kulamo la qaadan doono Madaxda Dalkaasi.

Ra’iisul Wasaaraha waxaa socdaalkiisa ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibadda H.E. Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Amniga Qaranka H.E. Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaanno iyo Xubno kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top