Home » December 31st, 2017 Entries posted on “December, 2017”

Daawo:-Hay,adda Culimadda Soomaaliyeed oo war adag kasoo saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya-Video

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan ka jira dalka, waxa ayna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen in ay ilaashadaan Diintooda iyo dowladnimadooda. Bayaan kasoo baxay Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay kooxda Mucaaradka ku ah dowladda in Mucaaradnimadooda ay noqoto mid wax dhista balse aysan noqon mid wax dumineysa. HALKAN KA […]

December 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo dhalinyarada Hargeysa Suuqa Timaha kaga jaraya-Video

Ciidamo ka tirsan Booliska ka howl gala magaalada Hargeisa ayaa Ugaadhsi ku bilaabay Dhalinyarada la baxay Timaha,  Iyagoona Xoog uga Xiiraya Suuqa Bandhtankiisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Muuqaal laga duubay ayaa muujinaya Dhalinyarada oo Xoog lagu Saarayo Gaadhi, Sidoo kalana Laga Jarayo (Xiirayo) Timaha,  Waxaana qaar kamid ay Halkaasi ka jeedinayeen Hadalo Calaacal u badan. […]

December 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Ciidamadda Amaanka oo gudaha u galay Guriga Cabdi Qaybdiid ee Muqdisho iyo Baadhitaan ku socda…

Ciidamada ammaanka ayaa goordhow gudaha u galay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Senator Cabdi Qeybdiid oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada aqal. Ciidamadan ayaa xirey wadooyinka soo gala guriga Cabdi Qeybdiid oo ku yaal degmada Hodon agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho waxaana la sheegay in ay baaritaan ka wadaan gudaha guriga Cabdi […]

December 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-R.W Khayre oo sheegay in aan Sanadka Xukuumaddiisa Dalka Lacag lagaga yeelan doonin-Video

) Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda  iyo Bankiga Dhexe ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Khayre waxuu rajo ka muujiyey sanadka soo socda ee 2018 Soomaaliya inay u noqon doonto mid ay ka gudubto musuqmaasuqa ragaadiyey […]

December 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Xiftiga Quraanka iyo Hayntiisa-VIDEO.

Hadaad kartid sii fidi…Ajar badan ayaad in shaa Allah ka heli.  Barashada iyo ku dhaqanka Quraanka Kariimka ah ajar badan ayaa ku jira. Ajaradaa qaar kamida ka daawo cajaladan. HALKAN KA DAAWO…. horufadhi.com@gmail.com

December 29th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo:-Maamulka Somaliland oo sida fiinta uga qayliyey soo wareejinta Hawadda Soomaliya oo maanta Xadhiga si rasmi ah looga jaray-Video

Wasiirka duulista iyo Hawadda Maamulka Somaliland oo maanta shir jaraa,id ku qabtay Hargeysa ayaa si kulul uga hadlay Hawadda Soomaaliya ee Muqdisho laga maamuli doono. Cabdi Maxamed Rodal oo Maamulka Somaliland wasiirka Duulista iyo hawadda ugu magacaaban ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Somaliland uga baxday Heshiisyo iyo wada hadal u socday waxaana uu sheegay […]

December 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Qaraxyaddii ugu dhimashada badnaa Sanadkan iyo dilalkii naxdin lahaa ee ka dhacay Muqdisho-Warbixin

Sanadkan waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin argagax leh sida weerarro, duqeyn iyo qaraxyo badan,  kuwaasoo uu ka mid ahaa qaraxii ugu dhimashada badnaa ee abid ka dhaca qaaradda Afrika. Bishii January, waxaa dhacay 3 qarax oo waaweyn oo labo mataano ahaayeen, sida qaraxyadii January  2, 2017 ka dhacay afaafka hore ee Xalane oo ay ku dhinteen […]

December 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Cajiiba ka jeediyey Munaasibadda Xadhigaga lagaga jarayay Mamulka Hawadda Somalia-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanauysa ka jeediyay munaasibadda Xadhiga lagaga jarayay Maamulka Hawadda Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Soomaaliya ay Hawadeeda la soo wareegto isla markaana Dalka laga maamulo mudo gaadhaysa 27 sano kadib. Madaxweynuhu wuxuu amaanay dadaladii mira dhalay ee ay samaysay Dowladda Soomaaliya […]

December 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweynaha Soomaaliya oo si rasmiya Xadhiga uga jaray Hawadda Soomaaliya oo Muqdisho laga maamuli doono-Video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta laga hagi doono Maamulka Hawada Soomaaliya oo markii u horeysay muddo 27 sano kaddib laga maamuli doono magaalada Muqdisho. Munaasabadda xilligan ka socota Xarunta Hey’adda Duulista iyo saadaasha hawada ayaa Madaxweynuhu waxaa uu kormeer ku sameeyay qalabka laga hagi […]

December 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Cali Khaliif oo mar kale Muuse Biixi fariin u diray kuna adkeynaya fulinta Heshiiskii Caynaba-Video

Iyadoo dhawaan maamulkii Khaatumo uu Heshiis la galay maamulka Somaliland Cali Khaliif Galeydh Wuxuu ka hadlay Heshiiska dhacay iyo isbedelka ku imaaday maamulka Somaliland ayaa waxa uu Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi u diray fariin ku aadan Heshiiska. HALKAN KA DAAWO VIDEO Galaydh waxuu Hogaamiye Muuse Biixi ka dalbaday inuu fuliyo heshiiskii Maamulkiisa ay horey […]

December 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.