WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Cajiiba ka jeediyey Munaasibadda Xadhigaga lagaga jarayay Mamulka Hawadda Somalia-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanauysa ka jeediyay munaasibadda Xadhiga lagaga jarayay Maamulka Hawadda Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Soomaaliya ay Hawadeeda la soo wareegto isla markaana Dalka laga maamulo mudo gaadhaysa 27 sano kadib.

Madaxweynuhu wuxuu amaanay dadaladii mira dhalay ee ay samaysay Dowladda Soomaaliya iyo bahda mamulka Hawada Somaliya oo uu Hormuud ka yahay Wasiir Omaar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO 

SOMALI NEWS

To Top