WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo dhalinyarada Hargeysa Suuqa Timaha kaga jaraya-Video

Ciidamo ka tirsan Booliska ka howl gala magaalada Hargeisa ayaa Ugaadhsi ku bilaabay Dhalinyarada la baxay Timaha,  Iyagoona Xoog uga Xiiraya Suuqa Bandhtankiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuqaal laga duubay ayaa muujinaya Dhalinyarada oo Xoog lagu Saarayo Gaadhi, Sidoo kalana Laga Jarayo (Xiirayo) Timaha,  Waxaana qaar kamid ay Halkaasi ka jeedinayeen Hadalo Calaacal u badan. DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

SOMALI NEWS

To Top