Home » March 30th, 2017 Entries posted on “March, 2017”

Daawo:Ta ku dhacday Farmaajo Shirkii Jaamacadda Carabta iyo Madaxweyn Mauritania oo lagu khalday-Video

Telefishinka Qaranka ee dalka Jordan ayaa si layaab ah isugu qalday Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Mauritania oo ka qeyb galayay Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee lagu soo gaba gabeeyay. Arrintan ayaa aheyd mid saacadihii la soo dhaafay si aad ah looga hadal hayay baraha bulshada, iyadoo wariyaha sida toos u tabinayay shirka Jaamacadda Carabta uu Madaxweynaha […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Maxaa kala Qabsaday Madaxweynaha Khaatumo Dr Galeydh iyo Shacabka Reer Widhwidh-Qosol Video

Madaxweynaha dawlada khatumo Dr. cali khaliif galaydh ayaa dhawaan shirkii wadatashiga ee magaalada Widhwidh ka furmay waxaa madashii furitaanka ka soo qeyb galay abwaan Dhaganalow kaasui oo si qosol leh ula kaftamay madaxweynaha. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Hadaba Dr. Galaydh oo Hadal ka jeediyey magaalada Dubai, ayaa si Qosol badan uga Waramay Wixii dhexmaray Isaga […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Cabdiweli Gaas oo Saxiixay Heshiis Halis ku ah Shacabka Puntland iyo wuxuu ku tiiraabay Markuu Fashilmay-Video

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay Dowladda Findland in uu kala hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Findland, kadib kulan uu la qaatay Safiirka Findland u qaabilsan Soomaaliya. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Waxa uu sheegay Madaxweyne Gaas Dowladda Findland in ay tahay Dowlad aan saaxiibo dhow nahay, xiriir fiicana la leh Maamulka Puntland, maadaama ay si […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Golaha wasiirada oo maanta kulankoodii u horeeyay yeelanaya iyo Qodobo Xasaasi ah oo Miiska u saaran-Video

Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooda u horeeyay, kaddib markii shalay uu ansixiyay Baarlamaanka, lana dhaariyay.   Kulankan deg deg ah ayaa shalay waxaa iclaamiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo looga hadlayo labo qodobo oo muhiim ah. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay mudnaan gaar ah siineyso arrimaha gurmadka […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ismaaciil Cumar Geelle oo Xaalada adag ee Somalia kusoo qaatay Khudbadiisa Shira Jaamacadda Carabta-Video

Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa khudbad aan caadi aheyn ka jeediyay shirka jaamacada Carabta ee dalka Urdun magaaladiisa Camaan ka dhacay. Laakiin dad badan oo filayay inuu ka hadlo xaalada Jabuuti iyo doorkeeda Jaamacada Carabta ayaa waxaa uu qudbadiisii si gaar ah uga hadlay xaaladda Soomaaliya. Ismacil Cumar Geelle ayaa […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Booliska Hargeysa oo ka hadlay Kalyo iyo Beer Bini-aadam oo shalay lagu Qabtay Suuqa Hargeysa iyo Dhacdooyin Yaab leh-Video

Taliska ciidamada Booliska ee maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Kelyo iyo Beer looga Shakiyey inay yihiin Kuwa Bini-aadamka oo lagu qabtay magaalada Hargeisa, Sidoo kalana Waxay Ka hadleen Kiisas kala duwan oo la yaab leh oo mudooyinkii ugu danbeeyay kasoo Cusbnooday HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

March 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Maamulka Garoowe oo furay Wadooyinkii ku xidhmay Dagaaladii Gaalkacayo iyo Fariin ay u direen Galmudug-Video

Maamulka Puntland ayaa furay wadooyinkii ku xirmay dagaaladii Gaalkacyo Waxayna maamulka Galmudug ka Codsadeen inay Dhankooda Shuruud la’aan ku Furaan Wadooyinka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

March 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xanuunka Jadeecada oo Carruur badan ugu dhinteen Deegaano hoos taga Degmada Widhwidh-Video

Degmada widhwidh Ee Gobolka Cayn Iyo Tuulooyinka Hoostaga Ayaa Waxaa Kadilaacay Xanuunka Jadeecada Waxaana Xanuunkan Udhintay Caruurbadan Oo Da,yar Ah HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Deganada Xanuunku Kadilaacay Waxaa Kamid Ah Deganka Geed-dheer Balicad Dogoble Dhalaamo-cune Dogoble Iyo Degano Kale Oo Kamid Ah Gobolka Cayn Guud Ahaan Gobolka Cayn Ayaan Waxaan Kajirin Wax Gurmad Caafimaada Waxaana […]

March 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Farmaajo iyo Khayre oo Tii ugu xumeyd ku dhigay Jawaari iyo Kaartada ay u dageen Maanta oo Dad badan hadal hayaan-Warbixin

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa hadal ka jeediyay kulankii lagu ansixiyay Golaha Wasiirada qaranka isagoo ku hadlayay magaca madaxweynaha iyo gudoonka barlamaanka. Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa sheegay iney dhisi doonaan gudiyada wasaaradaha si loola xisaabtamo xukumada cusub ee uu soo magacaabay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre. “Waxaan rabnaa in […]

March 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xildhibaan Jeesow oo Xanaaq Awgii dhiigu ku kacay kana Baxay Madashii Maanta lagu Ansixinayey Golaha Wasiirada-Video

Kulankii ay maanta Xildhibaanada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee lagu ansixiyey golaha wasiirada cusub ayaa waxaa ka dhacay muran iyo qeelo ay sameeyeen qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya. Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya ayaa halkaas ka sameeyey arrin aan fiicneyn kadib markii uu diiday inuu fadhiisto intii uu socday kulankaas wuxuuna […]

March 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...