WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maxaa kala Qabsaday Madaxweynaha Khaatumo Dr Galeydh iyo Shacabka Reer Widhwidh-Qosol Video

Madaxweynaha dawlada khatumo Dr. cali khaliif galaydh ayaa dhawaan shirkii wadatashiga ee magaalada Widhwidh ka furmay waxaa madashii furitaanka ka soo qeyb galay abwaan Dhaganalow kaasui oo si qosol leh ula kaftamay madaxweynaha.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Hadaba Dr. Galaydh oo Hadal ka jeediyey magaalada Dubai, ayaa si Qosol badan uga Waramay Wixii dhexmaray Isaga iyo Abwaanka, “Dhawaan Ninbaa widhwidh igu helay oo yidhi maahmaha islamaha taqaana, hadana haduu maqlo wuxuuba odhan maxaan sheegayay”.

SOMALI NEWS

To Top