WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiweli Gaas oo Saxiixay Heshiis Halis ku ah Shacabka Puntland iyo wuxuu ku tiiraabay Markuu Fashilmay-Video

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay Dowladda Findland in uu kala hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Findland, kadib kulan uu la qaatay Safiirka Findland u qaabilsan Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxa uu sheegay Madaxweyne Gaas Dowladda Findland in ay tahay Dowlad aan saaxiibo dhow nahay, xiriir fiicana la leh Maamulka Puntland, maadaama ay si gaar ah uga taageerto Puntland dhanka caafimaadka.

C/wali Maxamed Cali  Gaas Madaxweynaha maamulka Puntland Amb Tarja Fernandez waxa uu ka dalbaday in ay kordhiyaan taageerada ay siinayaan Soomaaliya, si loo gaaro guulo ifafaalo leh

SOMALI NEWS

To Top