WARARKA SOOMAALI

Daawo:Booliska Hargeysa oo ka hadlay Kalyo iyo Beer Bini-aadam oo shalay lagu Qabtay Suuqa Hargeysa iyo Dhacdooyin Yaab leh-Video

Taliska ciidamada Booliska ee maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Kelyo iyo Beer looga Shakiyey inay yihiin Kuwa Bini-aadamka oo lagu qabtay magaalada Hargeisa, Sidoo kalana Waxay Ka hadleen Kiisas kala duwan oo la yaab leh oo mudooyinkii ugu danbeeyay kasoo Cusbnooday

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top