Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo xatooyo...
Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay ka hortageen qaraxyo laga soo buuxiyay Gawaari ah oo la...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar aan la shaacin ku tagay dalka Jabuuti, ayaa kulan gaar ah la qaatay Xoghaya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha Guud...