Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka oo jimco ah waxaa ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen degmada Galcad ee gobalka Galgaduud...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Maxamed Cabdinuur Jiirow (Dr Fanax) oo loo haysta dilal, qaraxyo...
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac,...
Kadib, Geeridii Wasiirkii Arrimaha Gudaha dalkaasi iyo Ku-xigeenkiisa ayaa waxay Golaha Wasiirada ee Ukraine yeesheen kulan Degdeg ah oo ku aadan magacaabista...
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada deegaanka ee macwiisleyda loo yaqaano iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa ka socda deeganka Beer-xaano oo dhaca Koonfurta magaalada Baladweyne,...