Widhwidh Waxaa madudanba magaalada laascaanood siweyn looga hadal hayey xadhiga loogaystay Kaybalka Intar Netka Ee Ay Leeyihiin Ganacsato Kasoo Jeeda Gobolka Sool...
Kulan ay isugu yimaadeen Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada siyaasaddeed ee Soomaaliya oo ay ku mideysan yihiin Musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha ayaa waxaa looga...
Kulan maanta ay isku yimaadeen, Hoggaamiyayaasha dhqanka iyo dhammaan bulshada kale ee Besha Galmaax oo ka mid ah Beelaha Mudulood oo ka...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa warbaahinta u sheegay in doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland loo diyaarin doono in ay ku...
Allah u naxariistee Yaasiin Axmed Sulub oo ahaa wasiirkii arimaha gudaha ee maamulkii Khaatumo ee madaxweyne Maxamed Yuusuf Jamac{Indhashel} ayaa ku geeriyoodey...