WARARKA SOOMAALI

Daawo- Maamulka Somaliland oo joojiyey Internert laga lee yahay deegaanka Laascaanood & Horumarka GOLIS soo wadey-VIDEO.

Widhwidh  Waxaa madudanba magaalada laascaanood siweyn looga hadal hayey xadhiga loogaystay Kaybalka Intar Netka Ee Ay Leeyihiin Ganacsato Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Maamulka Somaliland Uu Diiday In uu soogalo magaalada Laascaanood ayaa waxaa siweyn uga hadlay dhalin yarada gobolka sool oo si xun udhaliilay Falkaasi ay maamulkaasi geysteen

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

sida lasheegay Internetkan ayaa waxaa loo joojiyey Internet Ay leeyihiin ganacsato reer hargayso iyo burco ah kuwaasi oo yagu maamulkaa siilaanyo kacodsaday in uusan soo galin laascaanood

reer laascaanood ayaa siweyn uga soo horjeestay waxayna baaq udireen siilaanyo oo ay sheegeen in maamulkiisu fara galinta uu kadaayo horumarka gobolka sool ee uu kasoo horjeedo iyo ganacsiga dadka deganku wataan ee la hor istaagayo

yagoona sheegay in hadii si deg dega ay uga noqon waa yaan taalabo ay qaadayaan dadka reer laascaanood

SOMALI NEWS

To Top