WARARKA SOOMAALI

Daawo- M/Weyne Galaydh oo arimo waaweyn daaha ka qaaday & Wada hadalada KH & SL-VIDEO.

Madaxwaynaha maamulka khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inay sii socon doonaan Wadahadalka ay ku Jiraan maamulka Somaliland “Wadahadalkii Jabuuti ee Khaatumo iyo Somaliland ma Burburin,  Waa Been Kuwa  Qurbajoogtu ee Leh Arintaasi, waxayba Noqdeen Cudurka Noogu wayn,  Mana Bur-burayaan, Waana ka Bogan doonaa “

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Wuxuu sheegay inaysan Shacabka khaatumo waxayna Rabin oo aan u Cuntaymin uma keeni doonin, Sidoo kalana Wuxuu sheegay inaysan Madaxda khaatumo wax Xil ah ka doonayn Hargeisa.

“Wax Hargeisa yaala oo aan  ku Qancayo ama Hunguroonayo ma Jiraan,  Waxa Qudha ee aan ku Qanci Karnaa waa Nabad aan ku wada Noolaano, oo  isla Baadh-baadho waxyaabaha aynu isla Ogolnahay, Taasina Wakhti ayay Qaadanaysaa” . Ayuu yidhi.

SOMALI NEWS

To Top