Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa Maanta oo sabti ah si rasmi ah uga furmay Shirweynaha Aaya-ka-tashiga Gobollada Sool, Sanaag...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa galabta soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo muddo afar maalmood ah ka socday...
Shirweynihii Culimada Soomaaliyeed ee ka socday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa galabta lasoo gaba-gabeeyay, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed...