Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay howlgalo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga joojiyay safar uu ku tegi lahaa magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska, halkaasi...
Qaramada Midoobey ayaa soo magacaawday ergeyga cusub ee arrimaha Soomaaliya u qaabilsanaan doona, kaasi oo bedelaya James Swan oo ah ergeyga gaarka...
Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyey beerta shariifka ee deegaanka Nuungare oo 8-km...