Muqdisho (Horufadhi News)-Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,...
Laascaanood (Horufadhi News)-Xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Tukaraq ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa weli laga dareemayaa deegaankaasi. Madaxweyne ku...
Muqdisho (Horufadhi News)-Dowlada Maraykanka ayaa ka fiirsanaya sidii uu u yareyn lahaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee howlgalada ka fuliya...
Hargeisa (Horufadhi News)-Muuse Bixii Cabdi Madaxwaynaha maamul Gobaleedka Somaliland ayaa maanta ka hadlay Colaada kala dhaxaysa Puntland iyadoo dagaal uu dhexmaray Labada...
Garoowe (Horufadhi News)-Wasiirka Arrimaha Gudaha maamul Gobaleedka Puntland Cabdullahi Cali Xirsi (Tima-cadde) oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in lacagta 1malyan ee...
Muqdisho (Horufadhi News)-Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansoor oo mar kamid ahaa Hogaanka ugu sareeya Ururka Al Shabaab balse bilo kahor kasoo...
Hargeysa (Horufadhi News)-Maayar ku xigeenka Magaalada Hargeysa ee Somaliland Maxamuud Xaashi Caga-weyne ayaa Calanka Itoobiya waxaa uu soo dhigtay Hortiisa kadib kulan...
Laascaanood (Horufadhi News)-Waxaa weli taagan Xiisada Ceel-afwayn iyadoo Halkaasi uu dagaal khasaare kala duwan gaystay ku dhexmaray Beelo wada dega deegaankaasi, Waxaana...
Muqdisho (Horufadhi News)-Kooxda xasaradaha Adduunka ee magacooda loo soo gaabiyo ICG ayaa ka digay in khilaafka u dhexeeya dowladaha khaliijka Carabta inuu...
Muqdisho (Horufadhi News)-Sacuudi Carabiya ayaa bilowday inay Haweenka siiso ruqsada darawalnimada, taasoo mamnuuc ka aheyd Haweenka inay gaadiidka kaxeeyeen, iyadoo dhamaadka bishan...