WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo mar kale ku celisay in ay Garoowe tagi doonaan haddii Puntland joojin wayso Qaska iyo Dagaalka Gobalka Sool-Video

 Hargeysa (Horufadhi News)-Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Hadal ka jeediyey Kulan dhexmaray Culimada Diinta iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay arimo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee Tukaraq, Wuxuuna  Arintaasi ku eedeeyay Puntland, Isagoo in Culimada Puntland ay taageersan yihiin dagaalka Puntland.

“Waxaa ina Qasaya waa Reer Garoowe, Dhibaatada Soomaaliya waa iyaga, Markii ay kasoo jeesteen Soomaaliya oo Xabaal ay ku Rideen ayay inoo soo Jeesteen,  Marka dambe ma joogsan doonee Garoowe ayaanu tagi doonaa, ”  Ayuu yidhi Faysal.

 

SOMALI NEWS

To Top