Garoowe (Horufadhi News)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa safar qarsoodi ah ku jooga magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, iyadoo socdaalkiisa uu...
Buuhoodle (Horufadhi News)-Beeshe Guuleed Garaad -Barkad oo kamid ah Beelaha Dega Gobalka Cayn ayaa maanta waxaa ay Ciidamo gaadhay 130 Askari iyo...
Buuhoodle (Horufadhi News)-Madaxweyne ku xigeenka Maamul Gobaleedka Puntland Cabdixakiim Camey oo labadii cashee lasoo dhaafay ku sugnaa Gobalka Cayn ayaa ugu danbayn...
Muqdisho (Horufadhi News)-Hay’adda caalamiga ah ee xuquuql insaanka ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u kala dirto...
Garoowe (Horufadhi News)-War-murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha wasiiradda Maamul Gobaleedka Puntland Khamiista maanta ah, ayaa markale lagu sheegay in Somaliland cabbudhin...
Muqdisho (Horufadhi News)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta tababarka ciidamadda sida gaarka ah u tababaran...
Muqdisho (Horufadhi News)-War goordhow nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in maleeshiyaad ku hubeysnaa bastoolado ay dileen Guddoomiyihii Ururka Dhalinyarada degmada Warta Nabadda ee...
Buuhoodle (Horufadhi News)-Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland C.xakiin Camey iyo Wafdi uu Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada...
Garoowe (Horufadhi News)-Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamad cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr...
Muqdisho (Horufadhi News)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo...