Buuhoodle (Horufadhi News)- Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland C.xakiin Cabdilaahi (Camey) ayaa kusii jeeda magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Cayn, waxaana uu saqdii...
Laascaanood (Horufadhi News0)-Qaar kamid ah Odayaasha Deegaanka Yagoori ee Gobalka Sool oo warbaahinta shalay la hadlay ayaa sheegay in ay si buuxda...
Muqdisho (Horufadhi News)-Waxaa Saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad siday illaa 165 dhalinyaro Soomaali ah oo...
Hargeysa (Horufadhi News) –Madaxweynaha maamulka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa saxaafadda u soo bandhigay saddex qodob oo ay Maraykanka iyo Qaramada...
Buuhoodle (Horufadhi News)-Culimadda iyo waxgaradka Deegaanka Horufadhi ayaa gudoomay Lacag gaadhaysa 5020$ Doller taas oo loogu tala galay in lagaga qayb qaato...
Laascaanood (Horufadhi News)-Dhacdooyinka taariikheed ee bulshooyinka caalamka ku dhaqan soo mara waxaa jira kuwo raad iyo xasuus gaara ku leh maanka iyo...
Muqdisho (Horufadhi News)-Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 May 2018 ayaa waxa uu...
Hargeysa (Horufadhi News)-Sida uu qoray Wargeyska Dailymirror ee ka soo baxa Dalka Sri Lanka waxaa socda qorshe 12 Shaqaale u dhashay dalkaasi oo muran...
Muqdisho (Horufadhi News)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo...
Buuhoodle (Horufadhi News)-Qaar kamid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolada SSC oo kulan yeeshay ayaa ka hadlay dagaalka ka taagan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka...