Garoowe (HM)-Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir) oo caawa dhaawac culus ka soo gaadhay qarax ismiidaamin ah oo lagula eegtay afaafka...
Garoowe (HM)-Qof isku soo xidhay waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay gaadhi ay saarnaayeen Guddoomiyaja Gobolka Nugaal C/salaan Xasan Xirsi iyo Taliyihii hore...
Muqdisho (HM)-Taliska Milatariga Soomaaliya ayaa shaaciyey in howlgalkii ay kula wareegeen magaalada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen in ka...
Hargeysa (HM)-Guddiga ka hortaga faafitaanka Coronavirus ee maamulka Somaliland ayaa Axada maanta ah wuxuu ku dhawaaqay laba go’aan oo la xiriira xakameynta...
Muqdisho (HM)-WHO ayaa sheegtay in soo saarista Tallaal ama daawooyin soo afjari kara caabuqa Coronavirus ay qaadan karto muddo 18 bilood ah....
Muqdisho (HM)-Tirada dadka ugu geeriyooday cudurka Coronavirus gudaha dalka Talyaaniga ayaa ka sara martay toban kun oo ruux iyadoo 889 ruux ay...
Hargeysa (HM)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ee Soomaliland oo maanta Shir ja,raaid ku qabtay Magaaalada Hargeysa ayaa waxaa...
Laascaanood (HM)-Tirada dadka uu ku dhacay cudurka ‘coronavirus’ ee dalka Mareykanka ayaa gaadhay in ka badan 104,000 subaxnimadii Sabtida, sida laga soo...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay karantiileen Shan ruux oo looga Shakiyay in ay qabaan Cudurka Corona Virus. Cabdinaasir Yuusuf Xaaji...
Muqdisho (HM)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqdey in ay “illaa iyo amar dambe” joojisay duulimaadyadda gudaha, iyadoo meesha ka saartey...