WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo ka qaylisay deyn cafinta Dowladda Soomaaliya & Muuse Biixi oo fariin diray-Video

Hargeysa  (HM)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ee Soomaliland oo maanta Shir ja,raaid ku qabtay Magaaalada Hargeysa ayaa waxaa ay soo bandhigeen aragtida Soomaliland ka qabto arrimaha deyn cafinta Soomaaliya oo dhawaan ay shaaca ka qaadeen Bank adduunka iyo Hay,adda IMF ba in Soomaaliya in laga dhafay deyntii ugu badnayd isla markaana ay horumar la taaban karo ka samaysay dhica dhaqaalaha iyo arrimaha Maaliyada.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi wuxuu sheegay inay Somaliland tahay dal madax-bannaan ka madax banaan Soomaaliya oo gaarkiisa u taagan, wuxuuna uu Baanka adduunka u diray farriin uu ku caddaynayo in deymaha Soomaaliya laga dhaafay aanay ahayn wax u yaalla Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top