Hargeysa (HM)-Soomaliland ayaa sheegtay in ay u madax banaan tahay maamulista hawadeeda oo aysan jirin cid kale oo xiligaan la maamusho hawadda....
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeedhay Wasiiradda dowladda Soomaaliya ee ku sugnaa Magaalada Garowe oo sheegay in...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxay soo bandhigtay sababta dhabta ah ee ka dambeysa dib-u-dhaca ku yimid socdaalka madaxweyne Farmaajo ee...
Muqdisho (HM)-Tirada dhimashada xanuunka coronavirus ayaa kor u dhaaftay 5,000 gudaha Yurub, waxaana uu si daran ugu faafay Talyaaniga, Spain iyo Jarmalka,...
Muqdisho (HM)-Afhayeenka Hey’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa dhawaan sheegay in isticmaalka lacagaha gacanta lagu qaado ay sii kordhin karto faafida caabuqa...
Muqdisho (HM) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sheegay inay sharci kasoo saari doonaan joojinta khudaarta dibadda...
Muqdisho (HM)-Waxaa sare u kacay tirada dadka u dhintay cudurka Corona gudaha wadanka Spain oo ay waxay gaartay 1,002,iyadoo ku dhawaad 20,000...
Muqdisho (HM)-Dowladda Turkiga ayaa gargaar caafimaad u dirtay dalka Mareykanka oo haatan kamid ah dalalka la daalaa dhacaya xanuunka corona. Gargaarkan ayaa...
Garoowe (HM)-Wafdigii dowlada federaalka Soomaaliya ee ka qeybgalay Shirweynaha Wadatashiga Puntland ayaa maanta oo Jimce ah warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe. Axmed...
Muqdisho (HM)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) oo iskugu dhafan cutubyo ciidanka Lugta ah iyo komaandooska Danab, oo kaashanayana kuwa nabad-ilaalinta Midowga Africa (AMISOM), qaybtooda hubka culus ayaa maalintii...