Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadey in uu ka laabtey Amar ay horey u soo saareen oo ahaa in la xiro...
Muqdisho (HM)-Fahfaahino dheeri ah ayaa waxay kasoo baxayaan khasaaraha ka dhashay qaraxii Arbacada maanta ah ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada caasimadda...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Bankiga horumarinta Afrika uu cafiyey deyntii Soomaaliya uu ku lahaa,...
Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku gubtay qaad si qarsoodi ah lagu soo galin rabay Muqdisho kaasoo ka yimid dhanka...
Muqdisho (HM)-15 qof oo kale ayaa u dhintey cudurka ‘corona virus’ ee Magalada Stockholm 24-kii saac ee la soo dhaafay iyadoo Lix...
Muqdisho (HM)-Soomaaliya waxay dhabarka aadin doontaa waddan walba oo isku daya in uu ku cadaadiyo in ay la safato, siddaas waxaa ka...
Muqdisho (HM)-China ayaa ku warrantay in maalinkii shanaad oo xiriir ah aan gudaha dalkaas laga diiwaan gelin wax kiisas ah oo la...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah waxay ku dhawaaqday in la xidho dhamaan Masaajida si looga hortagga faafitaanka Fayruska adduunyadda...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeesay ka hadley khilaafka ka dhashay biyo xidheenka ay dowlada...
Garoowe (HM)-Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka sameeyeen gudaha Boosaaso ayaa waxay ku qabteen...