Baydhabo (HM)-Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ku doorteen Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulkaasi....
Muqdisho (HM)-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen...
Muqdisho (HM)-Taliyaha Ciidamada Soomaaliya, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa lagu waramay in uu ka badbaadey isku day dil oo la sheegay in...
Laascaanood (HM)-Konton qof oo ay ku jiraan Soomaali ayaa Talaadadii lagu xiray galbeedka Turkiga, sidda uu ku waramay Daily Sabax, oo intaas...
Muqdisho (HM)-Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ee loo yaqaano (Video-Conference) ku dhexmaray mas’uuliyiin uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...
Muqdisho (HM)-Koox bastoolado ku hubeysan ayaa caawa haweeney waxay ku dileen qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Haweeneyda oo...
Muqdisho (HM)-Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa maanta fagaare ku yaala magaaladda Bu’aalle ee gobolka Jubada Dhexe waxay ku toogatay lix rag ah oo ay...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa markii ugu horeysay waxaa uu si faahfaahsan uga hadlay sababta ay...
Laascaanood (HM)-Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay markii ugu horeysay in dad qaba cudurka Coronovirus laga helay deegaano kamid ah Somaliland. Wasiirka Caafimaadka Somaliland...
Boosaaso (HM)-Maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso xalay ku gubay Qaad fara badan oo si sharci darro ah loo soo...