Muqdisho (HM)–Barnaamij gaara oo ku saabsan dhagaxa dhulka kusoo dhacaya ee hadal haynta xooggan maalmaan dhaliyey. HALKAN KA DAAWO VIDEO
Laascaanood (HM ) Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka dagaal Qadhaadh oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed uu...
Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa warbixin si guud u dul istaagaysa cudurka Coronavirus ee adduunka afeeyay, saameynta uu ku yeeshay...
Muqdisho (HM)-Qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu saameyn weyn ku yeeshay cudurka Coronavirus, kadib markii uu ku dhacay tobanaan ka mida...
Muqdisho (HM) – Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa si adag u difaacay sida hay’addiisa ay ula tacaashay faafitaanka cudurka Coronavirus, isaga...
Laascaanood (HM)-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay odayaal dhaqameed muddooyinkii dambe ka hadlayey arrimaha wada-hadalada Somaliland iyo...
Muqdisho (HM)-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa Khamiista maanta ah ku dhawaaqay in dad badan oo isagu shaqsi ahaan uu garanayo...
Muqdisho (HM)-Maxkamadda sare ee dalka ayaa go’aan ka gaartay dacwadii u dhaxeysay Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Sheekh Shariif...
Laascaanood (HM)-Hay’ada Caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadanaha ee Amneyst ayaa warbixin ay kasoo saartey xaalada guud ahaan degaanada Soomaaliya waxay...
Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay soo rogto go’aano adag oo horleh si looga hortago faafitaanka Coronavirus, sidda ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin...