Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay fal arxan daro ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka. Wasiirka...
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa...
Laascaanood (HM)-Maamulka Somaliland ayaa jawaab caro leh ka bixiyey hadal shalay ka soo yeeray DF oo sheegayey ineysan aqoonsaneyn kiisaska cudurka COVID-19...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo loogu talagalay wax ka qabashada iyo ka hortagga cudurka Coronavirus oo...
Garoowe (HM)-Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland oo...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus...
Garoowe (HM)-Waxaa xalay si rasmi ah uga dhaqan galay magaalooyinka Puntland Bandow lagu soo rogay xilliyada habeenkii, kaasoo soconaya muddo 15 cisho...
Kismaayo (HM)-In ka badan 50 qof ayaa lagu waramay in ay ku geeriyootay colaad muddo isbuuc ah ka oogan duleedka galbeed ee...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Raiisul Wasaarihii Hore ee...
Muqdisho (HM)-Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ee loo yaqaano (Video-Conference) ku dhexmaray masuuliyiin uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...