Garoowe (HM)-Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada iyo warbaahinta gudaha lagu faafinayey warar ku saabsan in Madaxweynaha maamulka Puntland...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa dhawaan ku baaqay in laga soo qeyb galo gogol uu u dhigay Madaxda dowlada...
Kismaayo (HM)- Dowlad goboleedka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in uu ciidamo kala dhex-dhigay beelihii ku dagaalamay duleedka Galbeed ee caasimadda ku...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa deegaanka Godinlabe ee duleedka Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay wafdigii Madaxweynihii hore ee maamulka...
Muqdisho (HM)-Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo wada dega degmada Walaweeyn ee gobolka Shabelada Hoose ayaa keenay saameeyn aan wanaagsaneeyn kadib...
Muqdisho (HM)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka ee dowlada Soomaaliya, Maxamed Saciid C/llaahi ayaa walaac ka muujiyey Xaaladda cudurka COVD-19 ee Soomaaliya, isagoo xusay...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa uga digay madaxda dowlada federaalka “in ay marmarsiyo u raadiyaan dib u dhigista...
Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa sheegtay inay dad usoo qabatay dhacdadii isbuucan dhaxdiisa ka dhacday duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Afgooye...
Maamulka Somaliland ayaa si cad u sheegay sababta ay u joojin waayeen Qaadka deegaanadeeda uga yimaada dalka Itoobiya oo laga diiwaan-geliyay Kiisas badan...
Maamulka Puntland ayaa shaaciyay natiijada ka soo baxday baaritaanka shaqsiyaad looga shakiyay cudurka Coronavirus, kuwaasoo todobaad ka hor lagu karantiilay magaalada Garowe....