Hargeysa(HM)-Dawladda Turkey ayaa si weyn u soo dhawaysay kulankii bishii February ee sanadkan Addis Ababa ku dhex maray madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse...
Muqdisho (HM)– Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay waxay si rasmi ah ugu dhawaaqdey cadadka lacag ay bil walba siiso Xukuumadda Federaalka...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar lagu joojinayo salaadda Jimcaha iyo Salaadaha jameecada in lagu dukado Masaajidada ku yaalla magaalooyinka Puntland,...
Muqdisho (HM)-Muftiga Sacudi Carabiya Sheekh Cabdulcasis Aal Shiikh ayaa shaaca ka qaaday in bisha Ramadaan salaadaha aan lagu dukan doonin masaajida kala...
Muqdisho (HM) – Allaha u naxariistee waxaa saaka gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19, dadaallada socda...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo caawa ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo sida looga badbaadi karo...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go’aan ka gaadho haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid...
Dhuusamareeb (HM) – Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxii Xukuumadda Galmudug Galmudug ayaa mar kale soo saaray qoraal ku saabsan xaaladda Galmudug. Sheekh...
Muqdisho (HM)-Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-qoor], madaxweynaha Galmudug, ayaa soo bandhigay gogol uu maamulkiisa ku wada-hadalsiinayo madaxda dowlada iyo maamulada kale, oo horey...