Muqdisho (HM) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in doorashao qof iyo cod ah ay ka dhacdo dalka Soomaaliya, xilli...
Hargeysa (HM) – Somaliland ayaa si weyn uga cadhootay isla dhaliilo culus u jeedisay Dowladda Soomaaliya, waxayna dambi iyo xad gudub sharci...
Hargeysa(HM) –Somaliland ayaa ka hadashay Warar sheegaya inay Wada-hadallo hoose ay kula jirto Dawladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta...
Buuhoodle (HM)-Madaxweynihii hore ee maamulkii Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa waraysi dheer oo uu bixiyay wuxuu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee...
Muqdisho (HM) – War saxaafadeed kasoo baxay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ahna Isku duwaha Arrimaha Bani’aadanimo ee...
Muqdisho (HM) – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa dib u eegis ku sameynaya xiriirka iyo wada-shaqeynta ka dhaxeeya, sida lagu sheegay qoraal kooban...
Laascaanood (HM) – Madaxweynaha Turkiga ayaa ayaa mar kale ku celiyay taageerada wadankiisu uu u fidinayo Falastiin iyadoo dunida Muslimku ay u dabaal...
Hargeysa (HM) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dacwad ka dhan wakiilkii hore ee Somaliland, Xasan Hirad Yaasiin Cabsiiye u gudbisay xukuumada Somaliland ee...
Hargeysa (HM) – António Guterres, Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ammaanay tallaabadii uu madaxweyne farmaajo ku raali-geliyey reer Somaliland, wuxuuna fariin u...
Garoowe (HM) – Wararka laga helayo gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland iyo ku...