WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweynihii hore ee Khaatumo oo arrimo xasaasi ah ka hadlay & Xaalada SSC-Video

Buuhoodle (HM)-Madaxweynihii hore ee maamulkii Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa waraysi dheer oo uu bixiyay wuxuu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee deegaanka SSC iyo khilaafka Deni iyo Karash iyo waliba siyaasiyiinka kasoo jeeda deegaanka ee Hargeysa ku sugan, deeqdii Dowladda Federaalku soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo waxa iska badelay fikirkiisii khaatumo.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA

SOMALI NEWS

To Top