Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar...
Xarunta Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Goordhow ka furmay Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir....
Generaal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa ku baaqay in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo dilkii Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ku dhintay...
Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ben Fender ayaa ka hadlay Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo gelinkii dambe...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyey shirka wada-tashiga magaalada Dhuusamareeb iyo...
Faah faahino ayaa laga helayaa weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo lagu qaaday hoyga Magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Guddoomiyaha degmada...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar dhabba-gal oo gelinkii dambe ee Maanta lagu qaaday kolonyo ay la socdeen Ciidamo dowladda Federaalka...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa xilligaan waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee uu ku furmayo Shirka Madaxda dowladda...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayay ayaa waxaa ay gabal-dhicii galabta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda...