Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Qarax lagula beegsaday mas’uul...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ee ahaa in Madaxweyne Farmaajo aysan u aqoonsaneyn Madaxweynaha dowladda...
Midowga Yurub ayaa War kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ka dhacaya oo lagu heshiin waayay, xili uu...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ah Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa eedeyn kulul u jeediyey beesha caalamka xili dalka uu...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligaan qorsheyneysa in dalka ay keento Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka, iyadoo qeybta ugu horreeysa tallaalka la keeno doono bishaan...
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa oo lagu...
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay Shirkii Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Magaalada Dhuusamareeb, kaasi natiijo la’aan...
Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka furmi doona kulan gaar ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa xalay ilaa iyo saakay howlgal ballaaran ka wada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in kulan gaar ah ku...