Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo heshiiskii doorashada ay...
Laamaha ammaanka Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen waxyaabaha qarxa oo sida ay sheegeen ay Al-Shabaab doonayeen in ay...
Xilli 15-ka bisha Maarso ee sanadkan 2021 loo ballansan yahay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya ee maxkamadda cadaaladda adduunka ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed in aysan shacabka ku qaaliyeyn maciishadda iyo waxyaabaha...
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 127 xaaladood oo COVID-19...
War-saxaafadeed Wadajir ah oo kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay shirkii guddiga farsamada Dowlada federaalka iyo kuwa...
Shir jaraa’id oo galabta ay Muqdisho ku qabteen wasiirada caafimaadka, warfaafinta iyo amniga oo ay hareer joogeen taliyaasha ciidamada xoogga iyo Booliska...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ee xilka sii-haya Xasan Xuseen...
Kooxo hubeysnaa Bastoolad ayaa barqanimadii Maanta waxaa ay qeyb kamid ah degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ku dileen Wiil dhalinyaro ah, waxaana...
Wuxuu ahaa sheikh caan ah iyo xubin kamid ah Majmaca Culimada Somaaliyeed. Burburkii dalka iyo waqtiyadii adkaa ee waddanku soo maray, wuxuu...