WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Mareykanka oo Digniin CULUS kasoo saaray Banaanbaxa Muqdisho

Muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku sugan  Muqdisho ayaa waxaa loo ga digay in ay ka ag-dhawadaan goobaha ay musharixiinta u qorsheeyeen ay ka dhacaan bannaanbaxyo nabadeed oo looga soo horjeedo Dowladda Federaalka.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykan  ee Soomaaliya ayaa digiin culus loogu jeediyay Muwaadiniinta u dhashay dalkaasi, waxaana looga digay in ka ag-dhawaadaan Bannaanbaxa la filayo in u ka dhaco muqdisho.

Safaaradda Dalka Mareykanka ayaa sidoo kale  muwaadiniinteeda u jeedisay talooyin ay ka mid yihiin inay ka fogaadaan goobtaasi lagu bannaanbixi doono, waxaana laga cabsi qabaa rabshado in ay ka dhashaan bannaanbaxa.

Halkaan riix si aad u daawato Muuqaalka

SOMALI NEWS

To Top