Guddiga Farsamada ee ka socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda...
Maxkamadda Darajada koowad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60-aad ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta...
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsanaa xildhibaannada Aqalka sare ee Dalka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi...
Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 15-ka Febraayo ayaa waxaa lagu waday inuu furmo Shirkii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kusoo laba kacleeyay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan wadada xiriisa...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Madi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay xakameynta cudurka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar deg deg ah siiyay Hay’addaha amniga dowladda, kadib markii xalay...