Guddigii Farsamada ee dowlad Goboleedka Jubbaland uga qeyb galay shirkii looga hadlaayay Arrimaha Doorashooyinka ee dhawaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in si weyn uu uga walacsan yahay qalalaasihii shaley ka dhacay Muqdisho. Wuxuu ugu baaqay...
Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa xiligaan waxaa uu kulan uga socdaa Xerada Xalane ee ku dhex taalla Garoonka diyaaradahha Aadan...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii dowladda Federaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday ku qaaday xubno ka tirsan Musharaxiinta,...
Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa waxaa la sheegay inay shuruudo hor leh ku xireen ka qeyb galka Shirkii uu ku baaqay...
Urur Goboleedka IGAD ayaa War kasoo saaray shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho e Caasimadda dalka ee dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa...
Diyaaradaha caalamiga ee Turkish Airlines, Ethiopian Airlines iyo Uganda Airlines ayaa baajiyay duulimaadyadoodii Maanta oo sabti ah ku imaan lahaayeen Garoonka diyaaradaha...
Qaramada Midoobay ayaa markale ku celisay walaaca ay ka qabto xaalada dalka, ayada oo aan weli heshiis rasmi ah laga gaarin arrimaha...
Muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku sugan Muqdisho ayaa waxaa loo ga digay in ay ka ag-dhawadaan goobaha ay musharixiinta u qorsheeyeen ay...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada...