Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsiyeeyay geeridii ku timid Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo xalay ku dhintay Magaalada...
Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo kamid ahaa Ugaasyada sida weyn looga yaqaanay Magaalada...
Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ugu baaqday inay shir deg deg ah isugu yimaadan, si loo dhamaystiro...
Sii-hayaha Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimacaale ayaa ka hadlay xaaladda amni ee dalka, Cudurka COVID-19 iyo banaanbaxa ay mar...
Sii-hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan dalka Burundi ayaa laga helay Cudurka halista...
Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa Goordhow gaaray Magaalada Kismaayo Xarunta Jubbada Hoose, iyadoo halkaas...
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Yare ayaa War kasoo saaray Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay meel ku...
Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo warar la helayo ay sheegayaan inuu ka dhacay...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khudbad uu uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda dalka...