Dowlada Turkey ayaa ka shaqeynaysa sidii Soomaaliya iyo Kenya la isugu keeni lahaa miiska wada hadalka si loo xalliyo dacwada badda ee...
Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolkaas ayaa waxaa laga soo sheegayaa inay ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowladda Federaalka Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaaday Taliyihii Saldhiga Ciidanka Booliska degmada Xamarweyne ee...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro Saraakiil ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, sida lagu...
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha...
Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka, iyadoo kulanka...
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa kulan looga hadlay amniga Gobolkaas ku yeeshay Hay’addaha amniga Maamulka Puntland, iyadoona kulanka laga...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah shaacisay in la hakiyay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga ilaa wargelin...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo geystay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay duleedka Bari...
Dowlad Goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku...