Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada Koonfur Galbeed, kuwa AMISOM...
Qarax xoogan ayaa saakay waxaa uu ka dhacay wadada Cabdiqaasim gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee Safaaradda Turkiga ee degmada Hodan ee...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ballaaran ka sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland, iyagoona kusoo qabtay hub...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Tirada dad hor leh oo u geeriyooday Cudura halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo kamid...
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari dalkaas, sida ay sheegayaan...
Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Maanta oo sabti ah kulan deg deg ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo kulanka uu shir...
Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Sweden, Per Olsson Fridh ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, isaga oo soo dhoweeyey heshiiskii ay magaalada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xaafad ka tirsan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku dilay Askari ka...
Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee dhacda waqooyiga magaalada London ee Caasimadda UK ayaa lagu xukumay...
Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay ku warramayaan in halkaas uu ka dhacay dagaal...