Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Ismaaciil Axmed oo ahaa Saraakiishii...
Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday Tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha, halkaas oo ay ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa 15 Xildhibaan oo kamid ah Golaha Shacabka ka joojiyay kulamada Golaha....
Madaxweynaha Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo ka shaqeyn doonta hubinta tayada, ilaalinta...
Magaalada Muqdisho gaar ahaan hotel ku dhex yaalla Xerada Xalane ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa goor dhow uu Shir gaar...
Ciidamada ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose iyo deegaano...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa inay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee...
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saaka aroornimadii ka dhacay degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare nafeed....
War-saxaafadeed ku qoran luuqadda Carabiga oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay shil khasaare badan sababay oo ka...