Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa Goor dhow kulan hordhac ah ku...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidamo cusub la geeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka...
Tallaalka looga hortegayo Cudurka halista ah ee COVID-19 ee todobaadkii hore soo gaaray gudaha dalka Soomaaliya ayaa la gaarsiiyay deegaanada Sonaliland. Madaxweynaha...
War-saxaafadeed wadajir ah oo kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay shirka la filayo in xeendaabka Garoonka...
WasiirkaWarfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maanta oo Axad ah qaatay tallaalka looga hortegayo Cudurka halista ah ee COVID-19 ee...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah soo saartay Go’aano ku socda maamulada goobaha Waxbarashada, sababo la xiriira Cudurka halista...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta Hoyga uu degan yahay ku qaabilay...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw kasoo...
War qoraal ah, oo ka soo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa looga hadlay warbixinada shaki gelinta ah ee ku saabsan talaalka COVID-19...
Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar dhanka Cirka ah oo Kooxda Xuutiyiinta ay ka geysteen meel ka mid ah Gudaha...