WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Waqtiga uu MW Muuse Bixii qaadanayo tallaalka COVID-19 oo la shaaciyay

Tallaalka looga hortegayo Cudurka halista ah ee COVID-19 ee todobaadkii hore soo gaaray gudaha dalka Soomaaliya ayaa la gaarsiiyay deegaanada Sonaliland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaan weli qaatan tallaalka COVID-19, waxaana la shaacisay waqtiga uu qaadan doona Madaxweynaha talllaalka.

Cudurka COVID-19 ayaa si darran ugu faafay deegaano ka tirsan Somaliland, isla markaana waxaa jira dad u geeriyooday, halka kuwo kalena uu haayo, kuwaasi oo aan qaadan tallaalka.

Halkaan ka Daawo Warbixin ku aadan tallaalka COVID-19 ee Muuse Biixi.

SOMALI NEWS

To Top