WARARKA SOOMAALI

Maxaa ka jira in Ciidamo la dul-dhigay hadalka uu Xalane ka degan yahay Saciid Deni?

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidamo cusub la geeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in aysan jirin ciidamo cusub oo la geeyay garoonka Aadan Cadde, xili la sheegay in halkaas lagu daadgureeyay Ciidano

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in xalay ciidamo badan la dul dhigey halka uu ka degen yahay xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Halkaan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Taliska Booliska.

SOMALI NEWS

To Top