WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Jubbaland oo gacanta ku dhigtay Nin halis ah oo ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose iyo deegaano kale.

Ciidanka ammaanka Jubbaland ayaa inta uu socday howlgalka ku qabtay Madaxii Macluumaadka Al-shabaab ee Jubbooyinka Aadan Maxamed Dhakalow, kaasi oo lagu dhaawacay howlgalka.

Halkaan Riix si aad u Daawato Muuqaalka Saraalka Al-shabaab.

SOMALI NEWS

To Top