Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay weerar xoogan oo aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab ku qaadeen deegaanka...
Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa goor dhow waxaa uu ka furmay Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha...
Maanta oo sabti ah (3-April-2021) ayaa lagu ballansan yahay in uu Muqdisho ka furmo kullan uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in aroornimadii hore ee saakay dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka...
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal argagixisanimo oo howlgal lagu soo qabtay. Afhayeenka ciidanka...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanad laha ah...
Fadhigii 73aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxaa uu ku qabsoomay habka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa halka uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya...
Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha...