Shirkii u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Maanta dib uga furmay Teendhada Afisyooni ayaa markii...
Inta la xaqiijiyay shilka ayaa waxaa ku dhintay 20 Ruux halka ay ku dhaawacmeen 14 kale, kuwaas oo dhaawacooda la geeyay Isbitaalka...
Ilo ku dhow dhow shirka uga socda Teendhada Afisyooni ee u dhexeeya Madaxda Dowlad Federalka, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka...
Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo Arbaco ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 7-4-2021....
Waxaa Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ka biloowday shirka aan rasmiga aheyn ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo...
Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada ugu baaqday inay heshiis ka gaaran doorashada dalka ka dhaceysa kahor Bisha barakeysan ee...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shalay kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanaada Sinadhaqo iyo labi-dulle ee hoostega Magaalada...
Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in uu dib u bilowdo Shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,...
Golaha Ammaanka iyo Difaaca ee dalka Sudan ayaa waxay ku dhawaaqeen Xukun Degdeg ah (A state of emergency) lag soo rogay Gobalka...