Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka fogaan aragga uu uga qeybgalay Agaasimaha...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi maanta waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda ee dalka Zambia, Mr Gavin...
Taliska Sirdoonka iyo Nabad Sugida Gobalka Banaadir ee NISA ayaa helay xog ah in ay dhinteen laba Sarkaal oo Al-Shabaab u qaabilsanaa...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta kulan ka qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin...
Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo talaado ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 6-4-2021....
Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa soo xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii hore ee Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur...
Shirkii u dhexeeyay ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee Maanta lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada Afisyooni ayaa dib...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta CXD ee ku soo dhaawacantay weerarkii maalmo kahor Al-shabaab...
Shirka Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee sabidii lasoo dhaafay uga furmay Teendhada Afisyooni ee Muqdisho ayaa Maanta oo talaado...
Wafdi ka socday dowladda Zambia oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda dalkaas Gavin Lubinda ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimadda...